DEG DEG DAAWO : Hogaamiyihii Shabaab Axmed Diiriye oo u Geeridooday Xanuun lama filaan ah
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Hogaamiyaha Kooxda Al Shabaab kaasi oo la Sheegay inuu geeriyooday dhawaan ,Hogaamiyaha ayaa in badan la xanuunsanaa Xanuun aan La Shaacin ,S
Wararka ayaa Sheegay in Amiirkii Al Shabaab Axmed Diiriye ABu Cubeyda oo geeriyooday waxaana Wararkaasi si Hoose u faafiyey qeyb ka tirsan Shabaab,inkastoo si dhab ah loo ogeyn xaalada Hogaamiyaha.
No comments:
Post a Comment