Blanteeda Nacay ? Warbixin byewariye Axmed faahiye.
Waxaa ay ahayd gabadh aad uu qurux badan dhankastaba dabcan waxaa ay abayd mid aad u dabeecad wanaagsan marka la bar bardhiga dhigeed qaar hab laha somlied Balse waxaa ay aad ugu liidatay marka loo ègo balanta lakulanka xilyada gaarka. Inta badan hablaha somaliyeed waxaabad moodaa in midaasi ay ka simanyihiin. Gobaad waa waa gabadh rabi kumanaystay Sharaf iyo qurux wax dhaliil ah aan.lahayn.
Balse waxaa ay markasta kucayaartaa wakhtiyada balnta taasoo keenaty saaxiibkeda dhabta ahi uu udulqaadan kariwaayo maadaama uu mudo kusoo jiray balntaasi liidata. Sxbkeeda oo waraysi gaaban siiyay wariye Axmed faahiye ayaa waxa uu yiri" way igu adagtahay inaan ka hadho balse waxaan markasta dhibsadaa balnteeda oo runtii ah waxa aan aad udhibsaday". Zaki ayaa waxaa kale oo tibaaxay ina hablaha somaliyeed ay kawada siman yihiin midaas taasoo uuku sababeeyay dhibaatooyinka ka qabsaday tan iyo maalinti uu sheekada bilaabay amase uu qaan gaadhay. Dabcan lamaane yaasha xidhiidhka gaarka ah sameeya ayaa mararka qaar isku khilaafa isla markaan fahamwaa kadhashaa wakhtiyada kulamada iyo saacadaha u gaarka Balse qaarka mida hablha soomalied ayaa qaba in Sababta ugu wayn ay raguleeyihiin isla markaana ay wakhtiga daayacaan xiligii laraby inlaga wada faa'daysto. Zaki waa wiil dhalinyaro ah isla markaana kunool Caasimada dalka Djibouti ayaa ku dadaalaya wakhti siinta Sxbdii Gobaad isagoo dhibsanaya balnta hadana ilayn waa jacaylkiisee kudaraya Samir iyo Dulqaad.
Bye The Free Boss Blogger
Djibouti Office
Director by Axmed faahiye
No comments:
Post a Comment