Thursday, July 27, 2017

Awale Adan oo ay Daawadeen Rubuc Milyan Afar Cisho Gudaheed

Fanaanka caanka ah ee Somaliyeed Awale Adan ayaa xidhay Score dhanka daawashada Youtube iyadoo ay daawaden heestiisa “Oh Yeah” Rubuc Malyan Daawasho mudo ka yar 4cisho gudaheed. Muuqaalka quruxda badan waxa ka duubay kuna faro yareystay Tusmo Films.
Daawasho wacan



No comments:

Post a Comment