Friday, March 3, 2017

Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Beeniyay Xanta Suuqa

Xidiga Switzerland Ahmed Zaki iyo xidigada Finland Haliimo Gobaad ayaa beeniyay xantii suuqa lasoo geliyay kadib markay dhawr video wada duubeen iyadoo dadka qaar baraha bulshada isla dhex marayeen inay labada fanaan is guursadeen balse midaas aanay waxba ka jirin. Dhanka kalena muuqaalkii heestooda Naaska Caashaqa aya noqotay heesta sida ugu degdega badan ku gaadhay 2.2 Malyan daawasho mudo 5 bilood ah.

No comments:

Post a Comment