Boqorada quruxda aduunka ee hore ahna Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka India Priyanka Chopra ayaa isku diyaarineysa sii deynta filmkeeda cusub ee Hollywoodka ah. Priyanka ayaa kasoo muuqatay majaladaha ugu caansan aduunka ee kasoo baxa dalka Mareykanka iyado lagu soo daabacay sawirka xayasiinta filmkeeda cusub ee Baywatch ee la filanayo in la daawan doono 26May e sanadkan.




No comments:
Post a Comment