Monday, January 23, 2017

Sawir Qaadaha Khaaska Ah Ee Aqalka Cad Oo Soo Bandhigay Sawiro Xasuus Leh Oo Uu Obama Ka Qaaday Wax Yar Ka Hor inta Uusan Xilka Wareejin!

Ilaa iyo hadda gudaha Dalka USA waxay ka tahay wax aan macquul aheyn inuu madaxweynahooda cusub yahay  Donald Trumpm waxayna weli maskaxda ku hayaan madaxweynahoodii 44-aad ee Barack Obama.
Pete Souza oo ah sawir qaadaha rasmiga ah aqalka cad intii uu jiray Maamulka Obama ayaa diiwaan geliyey sawiro xasuus leh oo ah ka hor caleema saarka iyo hor inta uusan Trump Madaxweynimo u dabaal dagin.
Sawir qaadahaan ayaa soo bandhigay sawiro qiiro leh oo uu Obama iyo qoyskiisa ka qaaday ka hor  wax yar inta uusan faarujin Aqalka cad.
Ninkaan ayaa sawiradaan ugu magac daray gurigii 8-da sano, haddaba hoos ka daawo sawiradaan uu soo bandhigay.

No comments:

Post a Comment