Tuesday, January 10, 2017

Kulan saddex-geesood ah oo oo mas'uuliyiinta Xisbiyada Qradaranka Somaliland.......

Image may contain: 2 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 2 people, people standingKulan saddex-geesood ah oo oo mas'uuliyiinta Xisbiyada Qradaranka Somaliland ay kaga wada-hadlayaan muranka muddooyinkii dambe ka taagnaa in ay wakhtigeedii ku qabsoonto Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo in kale maadaama oo ay dalka ka taagan tahay xaalad abaareed oo aad u adag, ayaa ka qabsoomay hotel Ambassador ee Hargeysa 
Kulan oo warbaahintu dibad-joog ka tahay, ayaa waxa goob-joog ka ah guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, guddoomiyaha Xisbiga UCID Inj.Faysal Cali Waraabe iyo weli ba sida oo kale mas'uuliyiin ka kala tirsan saddexda Xisbi qaran, ku waasi oo ka doodaya in ay Doorashadu ku qabsoonto wakhtigeedii iyo in kale.
kulankan, ayaan ilaa hada ku soo dhammaanin wax natiijo ah, waxaana dib looggu balamay wakhti dambeImage may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor

No comments:

Post a Comment