Dib u milicso Sawirada sheekooyinkii ugu waa waynaa Qaarada Afrika sanadka 2016
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionOscar Pistorius ayaa iska bixiyey lugaha macmalka ah ee uu ku socdo wuxuuna u dhaqaaqay qolka dhegeysiga Maxkamaddii ku socotay dalka Koonfur Afrika bishii June.Lahaanshaha sawirkaITALIAN NAVY VIA APImage captionDoon ku degtey badda Mediterranean ee u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga ayaa kaamaro ay wateen ciidamada badu qabatey bishii May iyaga oo badbaaadiyey in ka badan 560 muhaajiriin ah.Lahaanshaha sawirkaAPImage captionBillo dadib dabayaaqadii August, 20 doonyood oo yar yar oo ka buuxeen dad Soomaali iyo Ereteriyaan ah oo ku jirey nin watey ilmihiisa oo shan jir ahi ayaa laga badbaadiyey Xeebta Liibiya.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionDibadbaxayaal reer Zimbabwi ah ayaa bishii August ku gubey magaaladda Harare ee caasimadda lacag naqad ah oo duug ah, iyaga oo ka mudaharaadaya lacagta cusub ee la sameeyey oo la rabey in ay caawiso doollarka oo yaraadey.Lahaanshaha sawirkaAPImage captionOktoobar ayaa waxa dib isu heley 21 dumar ah iyo gabdhahooda. Waxay ku soo caan baxeen ololahii #BringBackOurGirls, Soo celiya Gabdhahayaga, Gabdhahan waxa ka afduubey dugsiggooda oo ku yaala magaaladda Chibok Malayshiyada Boko Haram bishii Abril sannadkii 2004ta.Lahaanshaha sawirkaPATIENCE ATUHAIREImage captionDhinacan waddadu waa Yugaandha, dhinacana waa Jamhuuriyada Dimuqraadiga Koongo, Qiimaha Basashu waa isku mid labada dhinacba.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionLucas Sithole oo u dhasahy Koonfur Afrika ayaa laabta laabta u saarey Ymanitu Silva oo u dhashay Baraasiil kadib markii ay ku tartameen Cayaarta Tennista iyaga oo saran gaadhiga curyaamiinta cayaarihii dadka Naafada ah ee bishii September.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionIsla maalintaas, kooxda kubada koleyga ee Ruwanda ayaa ku heestey heesatii calanka ee wadankooda ka hor intii aanay la cayaarin Shiinaha.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionMarkii u horeysey waxa ka qayb galay koox qoxooti ah cayaaraha dadka naafadda ah. Kalabar in ka badan waxay ka yimaadeen Suudaanta Koonfureed, waxa ku jirey orodyahanka Yiech Pur Biel (bidix).Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionKoonfurta Suudaan waxay caan ku tahay legdinta, bishii Abril waxa ay markii ugu horreysey qabteen tartankii ugu horreeyey illaa intii dagaalka sokeeye ka dhacay sannadkii 20013-ka.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionLiibiya waxa ka bilaabmey qas tan iyo intii ay Ciidamadda Nato xilka ka tuureen Col. Muammar Gaddafi bishii Oktoobar 2011, tani waxay ay u suurto gelisey kooxda la baxdey Dowladda Islaamka in ay hoy ka dhigteen wadankaas. Dagaallo socdey billo badan ka dib waxa laga saarey magaaladii ay haysteen ee Sirte dabayaaqadii sannadkan.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionBishii May waxa iskaga hor yimid xaafadda Kibera dibadbaxyo codsanaya in isbedel lagu sameeyo qaabka doorashadda iyo booliis. Caruur ayaa ku dhex milmey dibadbaxaas.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionDibadbaxyo aan hore loo arag ayaa ka dhacay Zimbabwe sannadkii 2016-ka. Kadib markii la xirey laba qof oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshadda, dibadbaxayaal iy booliis ayaa iskaga hor yimi magaaladda labaad ee ugu weyn ee Bulawayo.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionGanacsatada Waratada ayaa dibadbaxay, booliiskuna waxay kaga jawaabeen waxyaabaha dadka ka ilmeysiiya., dad ayaa isku dayeya in ay ilmahan ka masaxaan indhihiisa gaastii.Lahaanshaha sawirkaALAMYImage captionDaadad waaweyn oo ka rogmadey Beledweyne, oo waqooyi ka xigta Caasimada Muqdisho ayey dad badani ka qaxeen guiryahoodii bishii May.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionBillo ka dibn bishii October, gaarigan ayaa sawir looga qaaday isagoo ku jeedda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionBishii Abril, gabadh yar ayaa lagu dul arkey iyada oo fuushan geesaska dibi xero lo'ada lagu dhaqo Koonfurta Suudaan.Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionIn October, Askari ka tirsan Suudaanta Koonfureed ayaa geeska saca Hoon ka dhigaya iyadoo lagu jiro hawlgal ciidan.Lahaanshaha sawirkaAPImage captionFaanta maroodiyada 6,700 ayaa lagu gubey Beerta Xayawaanka ee Nairobi Kiiniya, iyada oo lagu muujinayo sidda sidda ay wadanka uga go'an tahay in la badbaadiyo maroodiyada.Lahaanshaha sawirkaAPImage captionIn kabadan 100 tan geeska maroodiga ayaa la gubey, maalmo ayey gubanayeenLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionIn an effort to learn more about elephants' migration routes, collars were attached to elephants in Amboseli National Park, Kenya in November but to do this the elephants had to be sedated.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage captionWaa Xarun kale oo lagu sameeyo baadhitaan Kiiniya, Mpala waxa lagu hayaa maroodigan wuxuu hawada u sayriyey dhoobo kaamirada ayaa qabatay.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionFarshaxanka Faransiiska Tuunisiyaanka ah ee El Seed ayaa ku sawirey muuqaalkan guryaha gidaarada xaafadaha faqiirka ah ee caasimada QaahiraLahaanshaha sawirkaAFPImage captionDhinaca kale qaarada, Accra, Ghana, wax ka socda Bandhiga Farshaxanimada Wadooyinka ee Chale WoteLahaanshaha sawirkaAFPImage captionBishii November waxa qaaradda mashquuliyey doorashaddii Mareykanka, waxaa ka mid ahaa kooxdan Masaayda ah oo natiijada ka dhageysanaya Raadiye magaaladda Saikeri ee KiiniyaLahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionOktoobar waxa la bilaabey khadka tareenka ku shaqeeya korontada ee Ethiopia & Djibouti, socdaalkii qaadan jirey saddexda maalmood ayaa qaadanaya 12 saacadood.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionShaqaalaha badankoodu waa ShiineysLahaanshaha sawirkaEPAImage captionMadaxweynaha Zimbabwe President Robert ayaa bishii Febraayo ugu dabaal degay doorshe weyn dhalashadiisii 92aad.Lahaanshaha sawirkaAPImage captionMagaaladda Knysna ee Koonfur Afrika, nin Rastafarian ah ayaa u ogolaadey sawir qaade in uu duubo isaga oo u dabaal degaya diintiisa oo ay ku jirto isaga oo tuunbo ka cabaya xashiishad.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionMudaharaadyo ka dhashay shaqo la'aanta ka taagan Tunisa, Nin shaqo la'aan ah ayaa iska xiray bushimaha taasi oo qayb ka ah cunto ka soomid bishii January.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionXisbiga ugu wayn mucaaradka New Patriotic Party ayaa ku guulaystay doorashooyinkii madaxwweyne ee bishii December.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionTaageerayaasha ayaa aamaanay Halyeeyga kubada cagta Nigeria Stephen Keshi magaalada Lome ee caasimadda wadanka Togo ayaa lagu qabtay kulan loogu baroordiiqayo bishii June.Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionKoonfur Afrika waxaa soo maray sanad dibadbaxyo ay dhigeen ardeyda oo ka cabanaya qiimaha waxbarashada.Lahaanshaha sawirkaEPAImage captionMid ka mid ah taageereyaasha ururka mucaaradka Kenya ee Orange Democratic Movement ayaa sawir maaskaro ah wajiga ku xirtay dibadbax ka dhacay magaaladda caasimadda ah ee Nairobi bishii June.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionBuundo tareenadda ku socdaan oo ku taal wabiga Nzi ee ka soo bilowda Ivory Coast kuna dhamaada Burkina Faso ayaa burburtay, sida sawirkan la qaaday September uu muujinayo.Lahaanshaha sawirkaAFPImage captionDadaaladda lagu doonayo in lagu dhimo faquuqa ay la kulmaan dadka korka cad cad ee loo yaqaan albinism, bandhigga mudane iyo marwo ee dadka lbinism ayaa lagu qabtay bishii October magaalada Nairobi.Lahaanshaha sawirkaREUTERSImage captionUgu dambayntiina, mootoda maraysa magaalada Kinshasa, ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa fariintan "loba biloba in boyi", oo ah luuqadda Lingala oo macno ah "Dadka afaarahooda ka bax".
No comments:
Post a Comment