Sunday, January 8, 2017

Waxkabaro xadaarada ilbaxnimo Ee ay Ku talaabsatay caasimada Dalka Djibouti warbixin bye Wariye Axmed faahiye


Image may contain: 1 person, standing, sunglasses, ocean, beach, sky and outdoorDalka Djibouti oo taariikh ahaan raacsan badacas ayaa xoriyadiisa kaqaatay gumaystihii Faransiiska sanadkii 1977 wakhtigaa waxaa xilka qabtay Alle ha u naxariistee xasan guule Abtidoon kasi oo dalka mudo dheer soo xukumayay. Dalka Djibouti ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay dalalka ugu horeeya Geeska Africa Dhinaca dhaaaalaha, amaanka iyo siyaasada. Dalka Djibouti ayaa waxaa uu xidhiidh wanagsan la leeyahay wadadmada khaliijka iyo dhamaan caalamka. Dalka Djibouti ayaa sanadkasta looga soo dalxiis tagaa calaamka . Dalkan ayaa ah dal aad ukooban balse ay Ku noolyihiin dadka kunool dunida inteedakale taasoo kadhigan xadaarad ilbaxnimo ayada oo aan loo Egayn waa African iyo waa Cadaan. Dalka Djibouti waxaa uu gabi ahaanba ka talaabsaday Xamaasada haysata Somalida Inteeda kale. Qabiilka ayaa saamaynta ugu balaadhan kuhaya qaybaha kala duwan bulshada Somalia inteeda kale. Dhinaca kale waxaa aad u hooseeya misaanka "Diinta Islaamka" Ee dalkaasi iyada oo dalkaasi uuyahay Dal Islam ah balse waxaa gabi ahaanba hooseeya meeqaamka Diinta Islaamka. Waxaa iyana Jira goobo fara kutiris aha kuwaas oo lagu barto Diinta iyo Qur'aanka Kariimka ah. Dalka Djibouti waxaa lagaga hadlaa luuqadaha kala ah: Somali. France. Anfari. Arabic Balse waxaa jira dadkale oo Aad utira badan kuwaaas oo Ku hadla; English iyo luuqadaha kale Ee Africada lagaga hadlo iyo caalamka Intiisa kale. Dhaqaalaha dalkaasi ayaa intaa badan waxaa gacanta kuhaya dowlada uu gadhwadeenka kayahay Madxwayne Geele Shacabka dalka ayaa iyaguna gacmaha isqabsaday si ay Horumar buuxa ugamidha dhalinlahaayeen. Laamaha ugu dhaqaalaha roon Dalkaasi Ayaa waxaa kamid ah. Port ka Djibouti Port ka Doraleh Garoonka diyaradaha Ee Djibouti International Airport. Dhinaca kale dalkaasi ayaa laga hirgali yay Train casri ah abid noociisa Geeska Africa laga hirgaliyo Kaasi oo kusoconaya quwada korontada waxaan maalgeliyay Dalka china Kaasi oo wax Wayne katari doona Kaaba yaasha Dhaqaale Ee dalkaasi. Caasimada iyo Qaranimada Djibouti yaa la filayaa In loo dabaal dago 40 guurada dalkaasi taasi oo muujinaysa Kaalinta uu ka gaadhy horumarint nabada iyo tayaynta Ciidanka dalka
Dhamaad: Mahadnaq gaar ah Maamulka
Free Boss Blogger 
Thank you for Reading and comment.

No comments:

Post a Comment