Maanta Donald Trump ayaa noqon doono madaxweynihii 45-aad ee ku fadhiisto kursiga aqalka cad ee Mareekanka taasoo macnaheedu tahay inuu soo dhamaaday 8 sano oo Barack Obama ahaa madaxweynaha Mareekanka.
Maalintii ugu dambeysay oo uu ahaa madaxweynaha Mareekanka , Xaaskiisa Michelle Obama ayaa twitterka kusoo qortay hadal dareen ku reebay dadka ku nool adduunka.
Michelle ayaa Soo dhigtay Barteeda Instgramka Muuqaal yar oo ay ku raaxeysaneysay banaanka h--e ee aqalka cad iyo sawiro, waxayna kusoo kor qortay hadalkaan: ‘ Inaad Noqoto xaaska Madaxweynaha waxay ka dhigan tahay inaad inta waqtigaaga ka dhiman aad leedahay Sharaf, Wadnaheyga ayaad tahay Obama, Mahadsanid”.
Markaad Aragto sawiradaan iyo qoraalka ay kusoo qortay marwadaan waxaad noqon doonta mid dhoola caddeeyo.
Sidoo kalana waxay mar kale soo qortay: ” Waan Ku Tabi Doonaa Barack-Michelle”
Sunday, January 22, 2017
Farriintii Ay Michelle Obama Usoo Dirtay Seygeeda Barack Obama Maalintii Ugu Dambeysay Xilkiisa Ayaa Noqotay Middii Ugu Hadal Heynta Badneyd Caalamka
Maanta Donald Trump ayaa noqon doono madaxweynihii 45-aad ee ku fadhiisto kursiga aqalka cad ee Mareekanka taasoo macnaheedu tahay inuu soo dhamaaday 8 sano oo Barack Obama ahaa madaxweynaha Mareekanka.
Maalintii ugu dambeysay oo uu ahaa madaxweynaha Mareekanka , Xaaskiisa Michelle Obama ayaa twitterka kusoo qortay hadal dareen ku reebay dadka ku nool adduunka.
Michelle ayaa Soo dhigtay Barteeda Instgramka Muuqaal yar oo ay ku raaxeysaneysay banaanka h--e ee aqalka cad iyo sawiro, waxayna kusoo kor qortay hadalkaan: ‘ Inaad Noqoto xaaska Madaxweynaha waxay ka dhigan tahay inaad inta waqtigaaga ka dhiman aad leedahay Sharaf, Wadnaheyga ayaad tahay Obama, Mahadsanid”.
Markaad Aragto sawiradaan iyo qoraalka ay kusoo qortay marwadaan waxaad noqon doonta mid dhoola caddeeyo.
Sidoo kalana waxay mar kale soo qortay: ” Waan Ku Tabi Doonaa Barack-Michelle”
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment