Sunday, January 22, 2017

Waa kuma shaasigii ugu Dambeey uulahadlay OBAMA isaga oo ah madawaynaha rasmiga ah USA

Ay uulahadlay OBAMA isaga oo ah madawaynaha rasmiga ah USA
Barack Obama ayaa la xaqiijiyey in shaqsigii ugu dambeeyey ee uu wacay isagoo ah madaxweynaha rasmiga ah ee Mĺareykanka uu ahaa Angela Merkel, gabadha ah Ra’iisul Wasaaraha dalka Germany. Obama ayaa uga mahadceliyey Merkel saaxiibnimadii ay wadaageen intii uu xilkaan hayey iyo doorkeedii ay ka ciyaartay siyaasadda caalamka intii lagu jiray taliskiisii USA. Obama iyo Merkel ayaa ahaa laba shaqsi oo siyaasad ahaan isku dhow sideedaas sanno. Aqalka caanka ah White House ayaana xaqiijiyey inuu madaxweynihii 44aad ee USA u mahadceliyey Chancellor Merkel.

No comments:

Post a Comment