Sunday, January 22, 2017

Jacaylkii Taariikhda galay Ee Hodan Abdirahman Iyo mursal muuse Warbixin Bye Wariye Axmed Faahiye

Hodan Abdirahman Iyo mursal muuse Warbixin Bye Wariye Axmed Faahiye Qofkasta oo ibni aadamhi marka uu maqalo Kalmada jacayl waxaa maskaxdiisa kusoo xaadira Naxariis taasoo sigaar ah utaabanaysa Qalbigiisa. Dabcan labaduba waalaba fanan oonkala dhicin magacwayna kule bulshada inteeda kale. Balse xidhiidhkooda ayaa siwayn ugaduwanaa xidhdhiidhada aydadka kale sameeyaan intabadan Heesahooda jaceylka ah waxaa loo fasiranjairay inatahay mid iyag ugaar ah tan I yo intii usoo ifbaxay xidhiidhkoodu Marnaba Hodan mahilmaansana in Khadra aytahay xaaska dhabata ah Ee jacaykeeda mursal keliya waxa aymaanka Gelisay in ay maalin kagungaadhi Rajada caashaaqa dhabta ah. Adunka ayaa sidiisaba lagukala nasiib badan hayay balse mursal ayaa ahaa mid maskaxda kuqoray Hodan intabdan xidhiidhkooda ayaa ahaa mid qarsoodi ah intabadan khadra ayaan waxbaka ogayn xidhiidhka kaladhexeeya zaigeeda hodan Abdirahman. Kadib markuusoo sooifbaxay waxaa durba kadhashay muran horle kaasoo saamayn Buuxda durba kuyeshay qoyska iyo lamaane khadra Abdi silimo isaga oo gebi ahanba siwayn bulshada ugu balaadhay waxaan loodheg tagayay Cida ayguushu raaci doonto. Actor-ka hogaanka uhayay lamaane yaashanka ayaa garab buuxa siiyay Jacaylkiisa Hodan oo ahayd mida buuqa dhalisay Iyo moronka xiisahale. Kudarso xisaabta qiimaynta aykala haystaan ayaa laysku dhaafay. Fanaanada Hodan ayaa hayasata dhibcaha quruxda heshay 100/80 halka ay khadra Abdi silimo Heshay misaan iyo meeqaam intaa kahooseeyay jilaaga ayaa aminsan in isbarbar dhigaasi kor uqaadikaro Hamiga iyo xiisaha maankisaa buux dhaafiyay. Dhamaadkii Sanadkii galbaday ayuu si rasmi ah uhirgalay dedaalkii qarsoonaa kasoo mudodheer soo socday. Dhinacakale xidigada khadra Abdi silimo ayaa siwayn uga xadhootay shaacbaxa xidhiidhkaasi mudada qarsoonaa ugudamaby Waxa guushu raacaday jilayaashii qarsoonaa. Hodan Abdirahman Iyo Xidigeeda Mursal muuse Omar. Kuwaas oo Abid noqday Boqorka iyo Boqorda jaceylka qarniga .
Dhamaad Bye
The Free Boss Blogger
 Qoraaga Qaringa Cusub
 Www.free-bozz.blogspot.com

No comments:

Post a Comment