Sunday, September 11, 2016

MAAMULKA HARGEISA OO ITOOBIYA KADALDBADAY IN LAGA CAAWIYO HELITAAN AQOONSI EE SHIRKA EGAD


Somaliland Oo Itoobiya Ka Dalbatay Arin Ku Saab San Aqoonsiga Somaliland Oo La Horgaynayo Midowga Afrika + Yaa Horgaynaya
Dawlada Somaliland waxa ay dhigeeda itobiya ka cod satay in ay ka taageerto sidii aqoonsiga Somaliland loo horgayn lahaa Midowga Afrika
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland dr Sacad Cali Shire oo kulan la yeeshay wasiirka arimaha dibada Itobiya waxa labada dhan ay kulankaasi kaga wada hadleen sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga labada dal sidoo kalena loo hirgalin lahaa heshiisyo ganacsi oo hore u dhex maray Somaliland iyo Itoobiya
Wasiir Sacad dhigiisa itoobiya waxa uu u bandhigay in Somaliland ay u baahan tahay in dalka ay jaarka yihiin ee Itoobiya ku gacan siiso sidii midowga Afrika loo gayn lahaa Qadiyada Aqoonsiga Somaliland

No comments:

Post a Comment