Sunday, September 11, 2016

DAAWO-MUUQAAL:- QAAR KA MID AH SHARCIYADA LA YAABKA LEH EE DALKA FARANSIISKA ISLA MARKAANA QOSOL KU JABKA NOQDEY

Hargeysa (FREE BOSS):-  Dalka faransiiska oo ka mid ah wadamada waaweyn ee caalamka ahna wadan ay in badan oo dadweynaha caalamka ahi danaynayaan in ay ku noolaadaan ayaa dhanka kale waxaa wax lala yaabo noqotay qaar ka mid ah sharciyada dalkaasi dhigteen oo weliba ku adag yihiin.ciddii dhaaftana ay taallo ciqaab ay mudanayaan.
faransiis
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office
Contact@Ilaysnews.com

No comments:

Post a Comment