Sunday, September 11, 2016

1MILYAN OO MUSLIMIIN AH NOO HADA TAAGAN BANKA CARAFA

Xujaajtii Oo Hadda U Jiheystay Dhinacaa Iyo Buurta Carafa Iyo Tirada Xujaajta Oo Kor U Dhaaftay Malaayin iyo Badh Xujey .

Carafo (FREE BOSS) Waxaa si toos ah xujeyjta gudanaya xajka sanadkan ku dhex sugan hawl wadeenada shabakada Karin News qaar ka mid ah, hase yeeshe waxay wararka xujeyjta daqiiqad daqiiqad ugu soo bandhigayaan Shabakadda Caanka ah Ee Karin News isla markaana halka uu u marayo gudashada xujeyjtu xajka sanadkan.

wakhtigan oo xujeyjtu si toos ah wajigooda ugu beegaan dhinaca buurta carafa ilaa iyo inta xajka uga hadhsana ay halkaa ku sii sugnaanayaan maanta balse dhinaca nabad gelyada iyo xaaladda xujeyjta ayaa aad u wacan ka dib markii sanadkii hore lagu geeryooday .

Dhinaca kalena kelmadaha maanta oo kale ay umadda islaamka ah meel kasta ka wada leeyihiin ayaa ah sidan:-
لبيك اللهم لبيك لبيك لا شريك لك لبيك ان الحمد والنعمت لك والملك لا شريك لك

No comments:

Post a Comment