Saturday, May 21, 2016

Nimcaan Hilaac Oo Ka Jawaabay Eedayntii Maxamed Bk Ee Ahayd In Xidigaha Geesku Ka Soo Horjeedaan Somaliland

Nimcaan Hilaac Oo Ka Jawaabay Eedayntii Maxamed Bk Ee Ahayd In Xidigaha Geesku Ka Soo Horjeedaan Somaliland
Fanaanka Nimcaan Hilaac oo qoraal kooban ku baahiyey Bartiiqa Facebook waxa uu si dadban uga jawaabay hadal sarbeeb ahaa oo ka soo yeedhay Maxamed Siciid Cabdi Bk kaasi oo ahaa in xidigaha geesku aanay isku jirin oo qayb ka mid ah ay neceb Yihiin somaliland 

Nimcaan Hilaac waxa uu sheegay in ay somaliland yihiin Dhamaan Xidigaha Geesku waxaana uu yidhi "aniga iyo saxibady somalilnd ayaa nahay kala guurki mahe wa kala gurashadi" ayuu hadalkiisa ku xidhay waxaana uu qoraalkan ku baahiyey Bartiisa Facebook 

Free Boss Blogger

No comments:

Post a Comment