fanaanka caanka ah ee maxamed siciid bk iyo dhigiisa nimcan hilaac ayaa maalmihii udambeeyay siwayn loogu hadal hayay khilaafkooda meelaha ay bulshadu ku kulanto. doodan adag ee u dhaxaysa labada fanaan ayaa salka kuhaysa khilaafka ba'an ee ka dhex taagan kooxda xidigaha geeska labadan fanaan ayaa ah qaar siwayn looga dhegaysto daafaha caalamka balse khilaafkoodan ayaa waxaa lasheegayaa inuu ku lug leeyahay gudoomiyihii hore xidigaha geeska xasan dhuxul laabsaalax kaasoo bay yiraahdeen ka dhex aloosay kooxda kala qaybsanaan iyo shaki gudaha kooxdaasi. wara aan rasimi ahayn oo ay heshay qoraaga fbb ayaa sheegaya khilaafka labada fanaan inuu salka kuhayo dakhliga ay soo geliyaan kooxdaasi oo uu sifa khaldan u maamulay isla markaana uu musuq maasuqay mr dhuxul.
Saturday, May 21, 2016
Dooda , khilaafka ALfanan hilaac iyo bk oo Cirka isku sii Shareeray
fanaanka caanka ah ee maxamed siciid bk iyo dhigiisa nimcan hilaac ayaa maalmihii udambeeyay siwayn loogu hadal hayay khilaafkooda meelaha ay bulshadu ku kulanto. doodan adag ee u dhaxaysa labada fanaan ayaa salka kuhaysa khilaafka ba'an ee ka dhex taagan kooxda xidigaha geeska labadan fanaan ayaa ah qaar siwayn looga dhegaysto daafaha caalamka balse khilaafkoodan ayaa waxaa lasheegayaa inuu ku lug leeyahay gudoomiyihii hore xidigaha geeska xasan dhuxul laabsaalax kaasoo bay yiraahdeen ka dhex aloosay kooxda kala qaybsanaan iyo shaki gudaha kooxdaasi. wara aan rasimi ahayn oo ay heshay qoraaga fbb ayaa sheegaya khilaafka labada fanaan inuu salka kuhayo dakhliga ay soo geliyaan kooxdaasi oo uu sifa khaldan u maamulay isla markaana uu musuq maasuqay mr dhuxul.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment