Free Boss Blogger |
Xoghayihii hore ee Qaramada
Midoobay Boutros Boutros -Ghali ayaa geeriyooday.Wuxuu geeriyooday
isagoo ah sagaashan iyo saddex jir.
Mr Boutros-Ghali oo Masar u dhashay ayaa noqday qofkii ugu horeeyay oo carab ahaa oo qabta jagada ugu saraysa ee Qaramada Midoobay.
Wuxuu shaqada bilaabay 1992 iyadoo saamaynta Qaramada Midoobay ay kordhayso isagoo hayay xafiiska shan sano.
Waqtigiisii waxaa ku soo aaday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, Yugoslavia iyo dagaal ka socday Bariga Dhexe.
Waxaa lagu dhaleeceeyay inuusan waxba ka qaban xasuuqii Rwanda ee 1994.
Shan iyo tobanka waddan ee xubinta ka ah Golaha Ammaanka ayaa u qabtay hal daqiiqo oo aamusnaan ah.
Free Boss Blogger
http://free-bozz.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment