Tuesday, February 16, 2016

Akhriso 10 Ka Caasimadood Ee Dunida ugu khatarta Badnaa Sanadkii lasoo dhaafay Dhinaca Amaanka. Warbixin by: wariye Axmed faahiye.

      Caasimada 1aad Ciudad Juarez, Mexico: waa magalo kucaan baxaday tuugta ugu


Free Boss Blogger

badan dambiyo xad dhaaf ah. Waa meelaha ugu khatarta badan dunida. Waa magaalo haysata tirada ugu badan ee heer dambi. Sanadkii 2009 kii waxaa lagudilay 2600 oo qof. Caasimada 
2Aad Bogato, Colombia : Colombia ayaa kamida ah meelaha ugu kahatarta badan dunida waana magaalo kucaan baxday qas aan xadlahayn. Wax yaabaha ugu badan Ee magaaldan caankutahay waxaa kamida ah isticmaalka daroogooyinka. Waxay sidookale leedahay dhaqan afduub ah. Caasimada 
3Aad St. lous USA: Magaaladan ayaa ah magaalo aad uqasbadan heerka dambiga magaaldan ayaa ah qaybta ugu badan Ee dambiya maraykanka marka loo fiiriyo Guud ahaan. Caasimada 
4Aad Port ar prince, Haiti: waa ,midka mida ah afarta wadan ee  daroogada ugubadan geeya maraykanka. Haiti ayaa hoy u ah dambiilayaasha ugu waa wayne ee magaalooyin badan. Waxayna kasbatay Cuduro, Dabaylo iyo duufaano badan oo kudhacay awgeed waa meel kucaan baxday boobka, daroogada iyo amni daro jogta ah. Caasimada
 5Aad Cape town, south Africa: Waa magaalo aad uquruxbadan balse amaan keedu aanuulahayn isku halayn waxyaabaha ay caanka kutahay waxaa kamida: afduubka , dilka iyo kufsiga. Caasimada.
 6Aad Bankok, Thailand: waa mid ka mida magaaloyinka caanka ku ah dalxiiska, waxaa ay caanku tahay dadka jidhkooda ka ganacsada iyo kaganacsiga dadka guud ahaan. Sharci adag oo qabtaa dadka kama jiro magaaldaan taasbaa keenata inn fallal badan oo qalafsan ku kacaan. Caasimada
 7Aad Rio de ja neiro Barazil: midka mida ah magaalooyinka ugu quruxda badan balse sidoo kale ugu amaanka daran. Tuugta magaaldan ayaa ah qaar aan xad lahayn gaar ahaan meelaha dadka badani iskugu soo ururaan iyo goobaha dadka foqoradan ah kunoolyihiin xaafadaha badankooda waxaayal daroogoyin kootarabaan ah. Mararka qaar booliska magaalada ayaa kaqaybqaata isticmaalka daroogooyinkaas. Dadka usoo dalxiiska taga magaaladan ayaa mararka qaar la kuma afduub iyo boob. 
 Caasimada 8Aad Moscow, Russia : Caasimada Rushka ayaa sidoo kale lagu soodaray caasimadaha ugu khatarta badan Aduunka. Waxay hoy utahay maafiyada ruushka. Waxaa lagu qeexaa magaalada ugu amaanka darale dhamaan qaarada Europe. Mararka qaar booliska jooga magaalada Moscow uma taghelaan xal uhelida dhibka ay gaystaan maafiyadaasi. 
 Caasimada 9Aad Lagos Nigeria : Nigeria ayaa waxay caankutahay arimaha sharcidarada ah. Lagos waa midkamida magaaloyinka ugu waa wayn qaarada Africa iskadaa dadka dalxiiska kuyimaadee dadka degen magaalada ayaan nabad kujoogin. Hal hays ay dadka ka faalloda lagos kuladhaan magaalada ayaa jira oo u dhigan sidan: “Dambiga lagos wuxuu la kordhaa dadka jooga magaalada”. 
Caasimada 10 aad : London uk waa magaalo can ah waxayna kujirtaa magaalooyinka ugu khatarta badan dunida. Waxyaabaha kadhigay London inay noqoto mid khatarabadan waxaa ka kow ah dhalintyarada isticmaalka midida ayaa aad ugu badan dhalinta London. Sandiin 2008kii lixbilood oo kamida ah waxaa lagudilay midi dad tiradoo tahay 16 qod. Dadka dalxiiska kuyimaada ayaa iyaguna lakulma amaan daro mararka qaar. 

Dhamaad 
Free Boss Blogger
 http://free-bozz.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment