Tuesday, February 16, 2016

Maalmo xusid mudan iyo Maalinkaas By Wariye Axmed faahiye




Free Boss Blogger

Waa maalin xasuusle waa maalin sanad U dambaysa, sidoo kale waa qaaliya khaasatan Noloshiisa. Goobtu waa Caasimada Dalka DJIBOUTI. Waa maalin khamiis Ah waxaa uu  laydhsi ugu baxay midka mida xeebaha iyo meelaha laydhsig lootago, khaastan meelaha dadka lamaanaha ay u laydhsi ama caway uatagaan. Xeebta lagu magacaabo (SEESTAA) Waa meel kucaana laydh macaan, caways galbeed. Waxaana uu ahaa mid kelidii laydhsanaya waxaa dhinacyadiisa ku cawaynaya Tiro Lamaane Ah kuwaas oo dhoolacadayn isku jiibinaya. Cabaar markuu laydha qaatay ayuu silama filaan Ah Ujaleecaydhiniisa bidix waxaa ay indhihiisu qabteen muqaal uu siwayn ula dhaceen isla markaana uu siwayn uga mabsuuday. Qadar kadib ayuu dib ujaleecay waxaan siwayn u dhexqaaday suuradii ay indhuhu daalacdeen. Waxaanuu iswaydiiayay mariyaa, marunbaa mise waa dhalanteed. Markale ayuu hadana dib u milicsaday suuradii maankiisa qaaday. Waa ruux rabi haybad iyo sharaf u dhameeyay waxaan qalbigiisa qaaday talaabada suuradeeda wacan. Iyo cadceeda oo niiqa dhigtay laydhuna waxay ruxaysaa timaheeda dheer Intaas kadib markay soo dhawaatay ayuu yiri bal iskuday bal inuu hankiisa hamigan qaaday inuu jawaabo ku filan u helo laakin nasiib taasi waxay noqotay midaan wakhtigu saacidin, saacaduna waa mid gaalbis ah amaba dheeraynaysa.
Waxaa uu sii jeclaysanayaa qalbigiisu inuu markale dalacdo muuqaalkii xiisha lahaa. Xataa iskuday uu sameeyayinuu wakhti kula qaato ayaa ahaa mid aad u xanuun badan waayo qofta ayaa iyana Ahayd mid dalxiis mise laydhsi utimid. ALLE wayne uum baa ogaa qalbigiisa waxa ka ifayay. “Horaa loo yiri Raga damac iyo dacari kama dhamaanto” siskastaba aha ahaatee intaas kadib waxaa xaqiiqa Ah in farxadu tahay wehelka nolosha qofkasta oo inbi aadam ahina uu siwayn ugu baahanayahay taasoo garabka siinkarta dhibaatooyinka Soowaajaha. Maalinkaas ayaa ahaa maalinkanugu farxada badnayd wiilkan da’da yarle  marka loo eego noloshiisa waxaa uu islahgaa waxaad ka gudubtay Nololsha kelinimada Ah taaso inbadan doorbidayay, balse waxaa layiri “ farxadu waa murugo, murogaduna waa farxad”.  Waxaa uu qaaday dariiqay qaaday kadib markay dhamaysatay wakhtigii koobnaa ee Ee ay kusoo qaadatay ladhsiga xeebta lakiin nasiib daro waxaa uu ahaa midka kacabsi qaba hadii uu xageed udhaqaaqo ama isku dayo inuu waayayo xataa suuraeeda amabase muuqaalkdeeda waxaa uu ahaa mid sida Tv –ga ama aflaanta ufiirinaya suuradeeda.

Dhamaad qaybta 1aad

Free Boss Blogger
Djibouti office

lasoco qaybaha kale ee sheekada maalmo xusidmudan

No comments:

Post a Comment