Wednesday, February 17, 2016

Fadeexad Dul hoganaysa Komishanka qaranka iyo maamulka Siilanyo Warbixin By, Wariye Axmed faahiye



Free Boss Blogger


Iyada oo lagu guda jiro maalmihii ugu damabaysay Codbixinta gobolada Somaliland ayaa waxaa Eedaymo is huwan ayka soo yeedhayaan Shacabka gobolka Awdal. Dadka ayaa waxaa ay siwayn uga cabanaayaan shaqaalaha Aywasaaradu u xilsaaratay Howsha diwaan galinta goobaha. Wariye Axmed faahiye ayaa waxaa uu goob jaago u ahaa qaar kamida goobaha ay codbixintu kabilaabaty horaantii Todobaakan waxaan uu sheegayaa in ay shaqaalaha goobaha ay yihiin qaar aad moodo  si garasha ah ay komishanku usoo xuleen kuwaasoo wax khibrad ah aan u lahayn qabashada Howshaasi. Dhanaca kale qaar kamida shacabaka goobahaasi iska diwaan galinayay ayaa usheegay wariyaha in wax farsma ahi aanay ka socon halkaasi. Sikastaba ha ahaatee maaha markii ugu boraysay Ee cabasho nuucan ahi ayka soo yeedho Gobolada Awdal iyo salal. Isku soo wada duuboo cabashadan ayaa imaanaysa xili ay gabo gabo kujirto Diwaan galinta cod bixiyaasha. Dhinaca kale waxaa ay tibaaxeen in komishanka qaranku Howshii loo igmaday uu gabi ahaanba ka gaabiyay iyada oo ay dowladu kubixisay malaayiin dollar si how shaashi u qabsoonto, balse komishanka ayaa lunsaday Hantidii loogu dhiibay inay kudabaraan howshaasi mana jirto cidaba gashay. Ila wareedyo Lagu kalsoonyahay ayaa FBB usheegay inka badan malaayiiin dollar ay lunsatay xukuumada siiilanyo. Dowlada siilanyo ayaa la tibaaxay inay Tahay midii ugu liidatay Ee abid soomarta Somaliland.

Free Boss Blogger
Hargeisa, Somaliland

No comments:

Post a Comment