Free Boss Blogger |
Hargeisa-Fbb- xukuumada uu
gadhwadeenka kayahay mudane siilanyo ayaa weerar Dhinaca Internet-ka ah
kuqaaday Boga qoraaga caanka ah ee FBB, kadib markii todobaadki lasoo dhaafay uu
daabacay warbxino isdaba jog ah kuwaa so
inta badan si qota dheer uga faalonayay,
dhaliilaha xukuumada hada talada haysa. Fulinta howhshan ayaa ahayd mid
xukumadu u adeegsatay ingiineerro khib rad badan ule howshani dhinaca
internet-ka. Sikastaba ha ahaatee Boga FBB Ayaa hada hawada si tooso uso galay
kadib markii maamulka fbb howshaasi kuguulaystay, mana jirto wax qoraal ah oo
kasoobaxay xukuumada waxtigeedu sii galbanayo ee soo weerartay bogani balse
waxaa ka go’an FREE BOSS BLOGGER inuu sitoos ah usoo gudbin doono dhaliilaha
xukuumada .
By, Free Boss Blogger
No comments:
Post a Comment