Monday, June 5, 2017

Salman Khan: “ Iyadu Ima Jecla, Eeygeedana (Dog) Ima Jecla,” Tolow Waa Tuma Gabadhan Salman Jaceyl Kadiiday!!

Salman Khan: “ Iyadu Ima Jecla, Eeygeedana (Dog) Ima Jecla,” Tolow Waa Tuma Gabadhan Salman Jaceyl Kadiiday!!

src=”//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js”>
Salman Khan waa shaqsi dareen qiiro badan leh, sido kalena ma aha dadka hadalada la gambada ee jawaab walba side tahay ayuu dadka usiiya.
Sallu oo kamid ahaa xidigaha ugu quruxda badan ee Bollywoodka katirsan 90kii iyo bilawgii qarnigaan, ayaa waxaa lala yaaban yahay gabadha xidigaan jaceylkiisa iska diiday oo uu yiri ima jeclaan waligeedd gabadhaas.
Waxay aheyd xili uu wareysi siinayey xidigaan wargeyska Mid-Day walibana wuxuu ka hadlaayey noloshiisa hore xiligii uu 16 jirka ahaa wuxuu yiri asigoo sheekenaya.
“Waxaan jiray 16 sano, waxaana jirtay gabar taaso aan aad oga helay, balse ma awoodin xiligaas inaa u sheegto danteyda waayo waxaan ka baqaayey inee iga diido oo ay kuma rabo idhahdo.

No comments:

Post a Comment