Konton ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub
Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku
dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala
duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu
sheegeen.
Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la'yahay tiro dad ah tan iyo
markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay
sheegeen in ay halkaas ku sugnaayeen 150 ruux, marka uu shilku dhacay.Qashinka oo aad u badnaa ayaa aasay guro halkaas ka dhisnaa oo macmal ah,
Goobtaas ayaa qashinka magaalada Addis Ababa lagu daadinayay muddo 50 sano ka badan.
- Itoobiya oo raaligalin ka bixisay khariirado khaldan oo ardayda la baray
- Itoobiya oo xirtay hogaamiye mucaarad ah oo caan ah
- Xisbiga deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dib u qaabayn lagu sameeyay
- Qaramada Midoobay oo ku baaqday Itoobiya in la geeyo kormeerayaal
Waxaa laga cabsi qabaa in dhimashadu ay intaas ka sii badan karto.
No comments:
Post a Comment