Wednesday, February 22, 2017

War deg deg Ah: R/W Itoobiya oo Xamar Kasoo Dagey & Taariikh Dhacday

Ra’iisalwasaaraha Dalka Itoobiya Haila Mariam Desegln ayaa waxa wafdi uu hogaaminayey ay goordhaweyd kasoo dageen Magaalada Muqdisho.
Wararka waxay sheegayaan in ciidan badan oo itoobiyaan ah ay durba kusoo qul quleen Hoolka Caleemo saarka iyagoo ilaalo ka haya R/wasaarahooda.
Markiia y kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Diyaarada R/wasaaraha Itoobiya Siday waxaa garoonka uga hortegay R/wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.
Wafdigaan ayaa waxay qeyb ka yihiin xubnaha lagu Casuumay Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Bye The Free Boss Blogger
Muqdisho, Somalia
Axmed faahiye

No comments:

Post a Comment