Saturday, February 11, 2017

Daawo fadeexada wasiirada kulmiye Qaabkii uu uladhaqmay Raisal wasaaraha Ethiopia.

Kulama gaar ah oo uulayeeshay ayaa lagu falanqeeyay xaalada siyaasada mandaqada  Geeska Africa, prm ayaa hoosdhigay wasiirada inay dan Wayni ugu jirto kubiiritaanka maamulka hada laga dhisay xamar. Dhinacakale shacabka ay matalaan ayaan arimahan waxba kala socon waxaana warbahinta loomariyaa waxkhayaali ah.
Sawirdan ayaa soo bandhigay badan
kuwaasi  ookuwajahan danaha gaarka ah Ee aykaleedahay Ethiopia inay gebi ahaanba laabto Albaabada Somaliland. Madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday Ee kursiga kufadhiya ayaan udhegtaanin fadeexada soo foodsaartay maamulkiisa iyo xukunka ay Ethiopia kusoo rogtay iyo shuuradaha ayyku amartay Wasiirada lagu qaabilay  Addi Ababa. heshiika ay saxeexeen ayaa dhigaya in hadii xamar ayka hirgasho dowlad rasmiya Ay  soo  afjaraan dhamaan wada hadaladii aykula jireen mamulkij hore Ee xasan sh. Warbixino sir ah ayaa laga diyariyaya wasiiradaasi kuwaasi oo gebi ahaanba lidku ah jiritaanka iyo aaranimda Mamulka Hargeisa

Bye wariye Axmed faahiye
Free Boss Blogger
Djibouti office.

No comments:

Post a Comment