Friday, February 24, 2017

Break News:- xafiiskii BBC Hargeis oo Albaabada loolaabay iyo Axmed siciid Cige oo xabiga loo taxabay ayaase kadambeeyay?


Break News:- xafiiskii BBC Hargeis oo Albaabada loolaabay iyo Axmed siciid Cige oo xabiga loo taxabay ayaase kadambeeyay?

Maamulka  siilanyo ayaa maalmihii udambeeyey Diyaarinayay talaabo lagu tirtirayo jiritaanka saxaafada madaxa banaan Ee Somaliland.
Walow ay xkuumada siilanyo caadeysatay
Cabudhinta saxaafada xorta Ah Ee kahowlgasha Somaliland. Xidhitaanka xafiiska BBC da Hargeisa ayaa lagu xidhay amar sitoos ah uga soobaxay Aqalka  madaxtooyada Somaliland.
Amarkan  ayaa kadmebeeyay kadib markiii todobaadkii lasoodhafay Ay Somaliland kufashilantay doodii BBC da maamulka Hargeisa.

Iyada oo ay Somaliland baryihii dambe isha Sigaara ah ugu haysay dhaq dhaqaaqa laanta Af-ka Somaliga Ah Ee BBC tàsoo ayku sababeeyen mid u adeegta maamulka xamar kajira.
Madixii xafiiska Hargeisa Axmed siciid Cige ayaan  isna xabsiga ladhigay mana jirto Cidka Hadashey Ilaa hada dhinaca maamulka Siiilanyo.

The Free Boss Blogger
Hargeisa office
Axmed faahiye

No comments:

Post a Comment