Wednesday, February 22, 2017

Break News:- Akhriso Taariikh Kooban: R/wasaaraha Cusub ee Somalia…

Madaxweyne Maxamed Cabbdulaahi Maxamed ayaa arroornimadii hore ee saaka waxa uu Xasan Cali Khayrre u magacaabay raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, haddaba waa kuma Xasan Cali Khayre?
waa maamuliii hore ee hay’adda NRC, Norwegian Refugee Council, waxa uu dhashay 1968, waxa uu kamid ahaa madaxdii sare ee shirkaddii Somali oil.
Kooxda xiriirka iyo dabagalka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eretria ayaa ku eedeeysay in uu xiriir dhow la lahaa dhaqdhaqaaqa Alshabaab, hayeeshee dib ayay uga laabteen, oo waa ay beeniyeen.
Waxa uu haystaa dhalasha Norway, waxa uu deggan yahay dalka Ingiriiska.

Bye The Free Boss Blogger 
Djibouti Office 
WAriye Axmed faahiye

No comments:

Post a Comment