Wednesday, February 22, 2017

Break News:-Madaxwayne Siilanyo ayaa Halmiyan oo Dollar Saaka kalabaxay Banka Dhexe Ee


Madaxwayne Siilanyo ayaa Halmilyan oo Dollar
Saaka kalabaxay Banka Dhexe  Ee  Somaliland

Md  Siilanyo ayaa khadka Telefonka kulaxidhiidhay kudoomiyha baanka Dhexe isaga oo kadelbaday.
Lacag an xisaabtiisa kujirin taasi O0  ah hantida shacabka Somaliland. Siilany ayaa horay ugalabaxay Nus Milyan  dollar. Inta  badan madaxda Somaliland ayaa kutakrifala hantida shacabka. Maxamed  xaashi cilmi ayaa kamid ahaa masuuliyiintii iskudaydey  xakamynta hantida shacabka kasoo khasab lagaga dhigay inuu buuxiyo amarada Madaxtoyada iyo inuu soo saaro lacag kasta oo lagadelbado Banka iyada oo an loomarin qaab sharciga waa  faqsan iyo inaan Cidnaba xisaabtooda lagajarin.
Dalabkan Zaaka ayaa kusoobegmay Xili ay dalka kajiraan abaaro Dabadheraday, iyo Lacago lasoo gaadhsiiayay dowlada kuwaasi oo loogu talagalay inwaxlooga qabto Abaaraha baahsan Ee saameeyay qaarka mida gobalada Somaliland.
Warar  qarsoodi ah oo Aanka helay Safiiska  gudoomiyaha Banka Dhexe ayaa intaa kudaray inay Jiraan  Lacago intaa kuwaasoo gacanta loogeliyaya wiilka uu siilanyo Sodoga uyahah.

warbixintan  oo  ah mid qarsoodi ah
Ayaa waxaa soo ururiyay
WAriye Axmed faahiye
Madaxa  FBB
The Free Boss Blogger
Qoraag qarniga Cusub
Hargeisa office



No comments:

Post a Comment