Madaxda lagu Casuumay Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa ay saxiixeen Buug muujinaya imaanshiyahooda.
R/wasaaraha Dalka Itoobiya Haila Mariam Desegln,Madaxweynaha Jabuuti Cusmaaciil Cumar Geelle,Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweyne Kuxigeenka Sudan Bakri Saalax iyo Madax kale.
Sidoo kale waxaa buuga saxiixay Xaadirinta Caleemo saarka Wakiilka Qaramada Midoobeey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Micheal Keating.
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa noqday Madaxweynihii 9aad Ee La Caleemo Saaro Soomaaliya.


No comments:
Post a Comment