Sunday, February 19, 2017

Big News: Waxaa isha siwayn Isha Loogu xidiga Somaliyeed Ee Al-fanaan Hilaac Iyo Caasimada Suudan khartum.

(Free Boss) khartum.

Waxaa caasimada dalka suudan ka socda debaaldegyo iyo So dhwaynta fanaanka Wayne Ee Reer Awdal Nimcaan Abdirahman xasan (Hilaac).
Fanaanka ayaa lafilayaa inuu kuqabto caasimasa  Showgii ugu xiisaha badnaa Abid lagu Qabto dalkaasi. xidiga Somaliyed ayaa Socdaalku joogay dalka Malaysia halkaasi oo uu beryiihii dambe safar shaqo kujoogay. Xidigan oo katirsan kooxda caanka ah Ee Reer Somaliland waa (xidigaha Geeske) ayaa lafilayaa inuu dhici doono  bandhigaasi 9 bisha inagu soo Adan.

Wariye  Axmed faahiye
The Free Boss Blogger
Soudan office manager.

No comments:

Post a Comment