Friday, January 27, 2017

Sawiro: Tani Waa Qaabka Ay Gabadhaan Ragga Usoo Jiidato Ugana Duubto Muuqaalo Qaawan Balse Waad la Yaabeysaa Madax Furashada Ay Dalbato!

Wargeyska Dailymail ee laga leeyahay dalka England ayaa soo daabacay warbixin ku saabsan gabar u dhalatay Philippine taasoo hoggaamiye u ah koox burcad gabdho ah kuwaas ragga ku qiyaamo baraha Bulshada laguna qanciyo inay  falal anshax xumo ah ku sameeyaan internetka iyadoo weliba ay uga duubayaan Kaamiro.

Wargeyska ayaa warbixintiisa ku sheegay in hoggamiyaha kooxdaan gabdhaha ah lagu magacaabo Maria Caparas-Regalachuelo  ay ragga dabaalada ah qiyaanto iyadoo ku qanciso inay dharka iska siibaan kadiba ay ka codsato inay  Hawada kula raaxeysato waxayna markaas bilawdaa inay Muuqaa ka duubto, Gabadhaan ayaana ka Dhawaajiyey inay shaqadaada u adeegsato gabdho yar yar oo 13 jiro ah.
Kooxdaan gabadhaha ah ayaa ka qaraabto Facebook waxayna raadiyaan niman ay saaxiibo kula noqdaan, sheekadana waxay ku bilaabaan farriimo anshax xumo ah iyo duubitaanka muuqaal gabdho u dhashay Asia oo Qaaqaawan, intaasna waxay dhacaan ka hor inta aanan laga dalban shaqada galmada.
Sida ay soo warisay Dailymail, Muuqaalka ay gabadhaan ka duubto nimanka waxay ugu hanjabtaa inay dhigo doonto Youtube sidoo kalana  ay  qoyskiisa iyo asxaabtiisa loogu diri doono Facebook haddii uusan ka jawaabin  dalabka lacagaha laga codsado oo mararka qaar gaari karto ilaa Kumanaan Kun oo Dollar.

No comments:

Post a Comment