Friday, January 27, 2017

Maamulka Dahabshiil oo Hada Looga yeeray xarunta madaxtooyada Maamulka siiilany

Looga yeeray xarunta madaxtooyada
Maamulka siiilany
Kulanka qarsoodiga ah ee dhexmaray siilanyo
Iyo maamulka Somatel ayaa lasheegayaa Ina mu lkiilaha Dahabshiil uu bixiyaya 1milion oo Dollar taasoo uukudalbanayo in hawada looga saaro Adega zaad isaga ooka faadiidasanaya Sicir bararka iyo go'aanka ay soo saartay Somaliland.
Ilawareedyo uu helay boga Caanka Ah
FREE BOSS BLOGGER ayaa sheegaya inuu garab buuxa siinayo  madax Wayne siilanyo maamulka Dahabshiil.
Bye wariye Axmed  faahiye.
o  ayaa hada ucaway maamulka dahabashil kaasoo looga wada xaajoonayo hadalhaynta maalmahan Iyo  go'aanka dowladu kasoosaaratay inaan la isiticmaali karin addegyo lasheegay inay hornuudka yihiin Qalalaasaha ba'an Ee hada kataagan maamulka Somaliland.

No comments:

Post a Comment