Diyaarad ay
leedahay Pakistan International Airlines oo ay saaran yihiin in ka badan
afartan qof ayaa ku dhacday waqooyiga waddanka sida ay sheegeen
warfaafinta gudaha.
Dayuuradda oo ay leedahay shirkadda duulimaadka ee dalka, waxaa laga
waayey raadeerka wax yar kadib markii ay ka duushay degmada Chitral ee
buuraha ah, waxayna u socotay magaalada Islamabad.
No comments:
Post a Comment