
waxaa maal mahan so baxaya hadal haynta xidhiidhka cusub ee labada fanaan Ee Maxamed alta iyo dhigeeda kabayare. fanaanda caanka aha aee kabayare yaa sikooban uga hadashy arintan iyada oo sheegtay in ay filayso in aya markale nolosha ku lamaanoobaan, iyada oo intaa ku dartay inay uga aarsanayso hodan abdiraxman dhere oo uu horay isla markaa ay iyada hada colaad ba ani ka dhexayso waa sida ay hadalka u dhigtaye. dhinacakale maxmaed alta inuu siway ugu faraxsan yahay nolosha cusub ee uu hada la wadaagayo kabayare oo ah fanaanad siwayn looga daba dhacay.
Daawo:-Fanaanka Maxamed Alta Oo Helay Badalkii Hodan Cabdiraxmaan,Isagoo Jaceylkiisa Cusub ee kabayare Dadka u……………..
No comments:
Post a Comment