Daawo Barnaamij Xaasaasiya Liiska Magacyada Shakhsiyaadka Somaliland Hantida Malayiinka Dollar Ka Dhacay.
Hargeysa(free boss)Halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa barnaamij Xaasaasiya oo lagu qiimeeyay liiska Shaqsiyaadka Hantida somaliland ka dhacay.Barnaamijkan ayaa daaha ka rogay shaqsiyaadka malayiin Dollar oo hantidii umadda ah qaab musuq maasuq ku lunsaday kuwaas oo aan ilaa hada la la xasaabtamin.
Free Boss Blogger