
WAR DEG DEG AH SIILANYO OO MARKALE BAAQ UDIRAY GOLAHA BAARLAMAAN KA IN XILKA LOO KORDHIYO+ AAMINA WARIS OO AFKA FURARAY Madaxweynaha jamhuuriyada la magacbaxday Somaliland marwo aamina waris sheekh maxamuud jirde ayaa dhawaan la filayaa inay sirasmiya u horgeyso mooshin lagaga doodayo mudo xileedkeeda golaha saree duqayda mudo kordhintaa oo lagu sheegay sidaynu ka helnay ila wareedyo lagu kalsoonyahay mudo laba sano iyadoo madaxweynuhu marwo aamina sheekh ay si dadban u rabto inay shanteedii sano u dhameysato horena ugu dhawaaqday in aanay musharax ahayn doorashada sanadka fooda inagu soo hayee 2017,
Ilo wareedyo kalaa tibaaxaya in wali aanay si rasmiya uga hadlin talada madaxweynuhu dalka u taliyo marwo aamina sheekh musheekhda ugu waa weyn dalka waxaa kaloo la sheegayaa in waraaba u taag muuse biixi cabdi wali aan lagu wareejin muftaaxii gaadhiga isaguna aanu ka hadlin dirawalnimada labada sanee dheeriga madaxweyne aamina sheekh,
No comments:
Post a Comment