
Wariye ridwaan kaabe ayaa warbixin xiisa badan kadiyaariyay dhalinta hada jogta oo guurku siwayn ugu adag yahay iyo farqiga udhexeeya guurka dalkii hooyo iyo kan hada qurbaha kaas su'aalo ay dadku waydiinayeen qof iyo aragtidii. wariyaha ayaa ah mid inta badan ka faalooda arimaha bulshada somalida iyo marxalahada markaasi taagan warbixintan ayaa ah mid aa uxiisa badnayd dadkii daawaday islma karaan dhegaaha uraarida ayaa waxaa kamid ahaa Axmed faahiye oo ah isna midka howlgala goobaha warbaahinta warbixinta oo ah mid taxana ah ayaa waxaa ay daaha ka rogaysaa mad madowga kujira fahanka guurka taasoo dadku ay su'aalahoda ku waydiinaya isla qodobkaasi ah"Maxaa sababay inuu guurku adkaado Dhaliyarada maanta rag iyo dumarba ". hadaba taxana toos ah kalasoco
Free Boss Blogger
No comments:
Post a Comment