Khadra Silimo oo shaacisay xidhiidhkeeda cusub Ee Alfanaan isklaaji
khadra cabdi silimo ayaa kaba dambaysn si rasmi ah ugu dhawaaqday xsidhiidhkeeda cusub ee Ee ay layeelatay fanaanka caanka ah ee cabdi aziiz iskalaaji. Fanaanada caanka ah ee khadra cabdi silimo ayaa lasheegayaa inaya xidhiidh qarsoodi aha ay muda lahaayeen uu hada soo shaac baxay iyada ugu baaqday dhigeeda al fanaan iskalaaji kadib markii uu xidhiidhka ku laagay bosskeedii hore mursal muuse cumar kasoo muda noloshalaso qaybsaday. Xidhiidhkan qar soo diga ah ayaa ka dambeeyay kadib markii si qar soodi ah ay siku guursadeen sayigedii hore iyo fanaanada caanka ah ee Hodan abdirahmaan dher. dhinaca kale khadra ayaa dhamabaal udirtay saiyigeedi hore Ee mursal muuse
No comments:
Post a Comment