Tuesday, August 16, 2016

Halkuu Iminka Ku Sugan Yahay Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Hargeysa Ka Socdaay + Halkan Akhri War Faah Faah San

Halkuu Iminka Ku Sugan Yahay Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Hargeysa Ka Socdaay + Halkan Akhri War Faah Faah San
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hogaaminaayo ayaa saaka abaara 10:00 subaxnimo gaadhay Magalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal
Madaxweynaha ayaa ka qayb galay isla maanta Qalinjabinta Ardayda Sanadkan Ka baxaysa Jaamacada Camuud ee magalada Borama
Madaxweynuhu waxa uu qudbad qiimo badan u jeediyey ardayda qalin jabisay ee dhamaystiray Waxbarashadooda
War kan oo faah faah san goordhow la soco

No comments:

Post a Comment