Fanaanka Maxamed Bk oo hore go'aan midaysan kooxdu kaga saartay ku jiritaanka Xidigaha Geeska ayaa dadaal ay arintaa ka galeen Fanaanada Yurub Geenyo Iyo Axmed Biif waxa uu sababay in Bk mar kale ku soo laabto xidigaha Geeska
Qodobada Heshiiska ayaa lagu sheegay in aan wakhtiyadan la shaacin warka ku soo laabashada Maxamed Bk ee kooxda balse uu si qarsoon uga mid ahaado tan iyo inta la ilaawayo xanaftii labada dhinac kala dhex maray
Maxamed Bk ayaa laf dhabar u ahaa kooxda Xidigaha Geeska balse Bk laftiisa ayaa aqoon san in aanu horumari Karin kooxda la'aanteed taasina ay sababtay in labada dhinac isu soo dabcaan
No comments:
Post a Comment