Daawo Sir Culus oo ay Afka Ka Dhawrto Xukumadda Somaliland oo Ka Fakatay Wiilka Madaxwayne Silanyo Sodoga u Yahay.

Hargeysa(fbb)waxa somaliland muran ka aloosnaa muddoba wareejinta Dekadda Berbera Ee Shirkadda carbeedba wareejinta Dekadda Berbera Ee Shirkadda carbeed ee dalka Imaradka DP World loo yaqaano.Wiilkan madaxwayne silanyo sodoga u yahay oo sidoo kale ah safiirka somaliland ee Isutaga Imaradka carabta waxbadana kala socda heshiiska dekadda Berbera ayaa sheegay in dekadda Berbera muddo 30 sano ah laga kireeyay sida uu hadalka u dhigay shirkadda Dp World.
No comments:
Post a Comment