Dabcan waxay
ahayd maalin qaalia sida aad lasocoto qofkastaa waxa uu leeyahay maalmo ugaara
ama uu sigaara uxuso balse maalinkaas ayaa aan ku tilmaami karaa maalin sigaara
iigu qaalia baal dahabana ka galay maal maha farxada iyo murugada le maalinba
caynkugu soo maraya. dhinaca kale waxaa xusid mudan inaan wax
kabartay farxada hadii ay heshodadkeeda, balse majirto waxaan ku qiimeeyo
maalimkaas iyo waxa noloshayda ku soo biiray, muda ayaa waxa
aan ku noolaa nolol cidhiidhi ah, kelininmo iyo rafaad waxaanan filayay
markaasi inaan imtixaankaasi baasay ama aan ka gudbay
Hadaan sikala
udhigana aan dhihi karoguul ayaan kasoo hooyayay. Balse taasi may dhicin waxaad
aad
moodaa qalbigayga in dab laga shiday waxaa dhex guuxaya su’aalo tira badan
basle aan wakhtigaa jawaabo ku filan aan uwaayay waxay sidii ahaataba xaalku. Wakhtigu
waa mid soconaya maalmuhu waa qaar dheeraynaya waxaa durba kasoo wareegtay mudo
maalikaasi qaaliga ah.
Intaas uun
laguma koobee farxada aad keli kuqaadaa waa mid miisaankeedu uu aad u hooseeyo
waxaan wakhti dheer kubixiyay helitaankeeda mqal, suurada iyo waliba meel aya
jaan dhigatay. Waxakastaana waxaa uu rabaa wakhti ku filan
Dhamaad
No comments:
Post a Comment