Fanaanada caanka ah ee khadra
cabdi silimo ayaa lasheegayaa inaya xidhiidh qarsoodi aha ugu baaqday
dhigeeda al fanaan iskalaaji kadib markii uu xidhiidhka ku laagay bosskeedii
hore mursal muuse cumar kasoo muda noloshalaso qaybsaday. Xidhiidhkan qar soo
diga ah ayaa ka dambeeyay kadib markii si qar soodi ah ay siku guursadeen
sayigedii hore iyo fanaanada caanka ah ee Hodan abdirahmaan dher.

No comments:
Post a Comment