Sunday, July 10, 2016

Hargeisa, xaaskii hore mursal silimo oo lasheeygay inay hinaase Cirka isku Shareertay

Hargeisa (FBB) Wararka ka imaanaya magaalda hargeisa ayaa sheegaya kadib markii todobaadkii lasoo dhaafay uu meherkoodu dhacay hodan iyo mursal magaalda Nairobi ay hinaase cirka isku Shereetay islamarkaana xanaan xoogabadani uuka muuqdo sida aan ku helayno waraka ayaa intaa kudaray in mudo todobaad kodhow aanay albaabka furin kadib markii bosskeedii hore laga dulqaaday mursa muuse cumar. dhinaca kale waxa iyana durba lasheegayaa halka uu maraya xaalka asma love oo iyadna lasheegay inay hinaastay kadib markii mid labaad kudaray mr, furinle oo ah  muscion caan ah ayaa laba maalin kahor meher koodu ka dhacay isaga iyo
nimca dareen.

No comments:

Post a Comment