Saturday, July 9, 2016

FANAANADA CAANKA AH EE HIBO NUURA OO BAAQ U SOO DIRTAY XUKUUMADA SOMALILAND + MUUQAAL.

hibo nuuraLondon (FBB):- Fanaanada Caanka ah ee Hibo  Maxamed (Hibo Nuura ) ayaa waxaa ay baaq u soo dirtay xukuumada Somaliland waxaana ay   ugu baaqdey in  xabsiga  laga sii daayo fanaanka farxan xidig oo in muddo ah ba ku xidhanaa xarunta danbi baadhista ee magaalada Hargeysa
Halkan  Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Desk Bye

No comments:

Post a Comment