Xisbiga Waddani ayaa saaka Hoolka weyn ee Hotelka Guuleed u sharaxay qaab casri ah isla markaana ku bixiyey qarash aad u badan taasi oo uu ugu talo-galay soo dhawaynta Beesha Makaahil oo ka mid ah Beelaha Sacad Muuse

Balse Munaasibada ayaan noqon mid qabsoonta ka dib markii madasha ay ka soo xaadiri waayeen beeshii loogu talo-galay in la soo dhaweeyo waxaana dagaal afka ah dhex maray Mulkiilaha hotelka iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani



Munaasibada ayaa ku sooo dhamaatay waji guul daro iyo kala yaac waxaana talaabadani cashar u noqon doontaa siyaasadda deg dega badan ku jiro ee xisbiga Waddani gun dhiga u ah
No comments:
Post a Comment