Taliyaha oo war kooban soo saaray wuxuu BBC u sheegay in ciidamo ka tirsan puntlana
d ay saaka soo weerareen ciidamada somaliland oo deganaa saldhiga Boodda-cad . wuxuu sheegay generaal Ismaaciil Shaqalle waxa uu sheegay in dagaalkaasi ay ciidamada somaliland ku jebiyeen kuwa puntland , kana qabteen saddex baabuur iyo lix maxbuus dagaal oo uu ka mid yahay ayuu yidhi,xildhibaan ka tirsan baarllamaanka puntland oo dagaalka ku jiray oo magacasiisu yahay Maxamed Canjeex , horena u ahaan jiray ayuu yidhi wasiir-xigeenka wasaaradda awqaafta ee maamulka puntland .

General Ismaaciil Shaqalle faah-faahin kale ma bixin ee wuu gaabsaday ,laakiin wuxuu sheegay in diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada somaliland ka socoto deegaanada sanaag bari oo dhan sidii loogu talo galay .
Xildhibaanad Baar Saciid oo ka tirsan baarllamaanka somaliland lagana soo doorto degmada Dhahar oo telifoonka BBC ugu warantay iyadoo joogta magaalada Dhahar waxay sheegtay in magaalada Dhahar caadi tahay , dagaalkuna ka durugsanaa .
la soco wixii faah faahin ah.
No comments:
Post a Comment