Weerar is qarxin oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Istanbul ayaa waxaa ku dhintay ilaa 41 qof in ka badan 230 waa ay ku dhaawacantay.
- Weerar is qarxis iyo xabadayn ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Istanbul ayaa waxaa ku dhintay ilaa 41 qof.
- Garoonka wuxuu ka mid yahay garoomada ugu mashquulka badan qaarada Yurub.
- Waxaa ku dhaawacmay in ka badan 230 qof weerarka. Ilaa 13 qof oo ajnabi ah ayaa ku dhintay.
- Qasaaro badan ayaa soo gaaray garoonka ka dib makii saddex qof ay isku qarxiyeen.
- Jahawareer ayaa ku dhacay rakaabka iyadoo garoonka uu yahay mid mashquul ah mar walba.
- Ammaanka ayaa ad loo adkeeyay iyadoo la joojiyay duulimaadyo.
- Wali waxaa jira dad aan la helin oo la ogayn inay dhinteen iyo in kale.
No comments:
Post a Comment