Daawo War Deg Deg ah Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Waran Cadde oo La Weeraray iyo Cidda Weerartay Rasaas Xoogan oo la Maqlay.
 |
| Free Boss Blogger |
dhaweyd oo ku beegan salaadii maqrib ama xiligii afurka ay rasaasi ka bilaabmatey guriga wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran cadde Rasaastaasi oo socotay muddo dhawr sacadood ah.Waxaana wararku sheegayaan in uu guriga wasiir cali waran cadde soo weeraray nin hubaysan oo ay qaraabo yihiin wasiirka,kaasi oo uu ka dhexeeyay muran isaga iyo wasiir waran cadde.
No comments:
Post a Comment